Dhaawacyada Eng. Yariisow & xubnihii kale oo caawa laga dejiyey Doha (Daawo Sawirro)

Dayuurad weyn oo Magaalada Muqdisho ka qaaday dhaawacyada masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo uu ku jiro duqa Muqdisho Ing. C/raxmaan Yariisow ayaa caawa saqdii dhexe gaartay Magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar. Masuuliyiintan ayaa ku dhaawacmay qarax shalay ka dhacay hoolka shirarka xarunta Maamulka gobolka Banaadir, waxaana ku dhintay qaar kale oo maanta lagu aasay … Continue reading Dhaawacyada Eng. Yariisow & xubnihii kale oo caawa laga dejiyey Doha (Daawo Sawirro)